Gudoomiye barlamaan oo la doortey iyo mudane ku soo baxey doorashadaas
Gudoomiye barlamaan oo la doortey iyo mudane ku soo baxey doorashadaasMuqdisho: (Mareeg) Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay doorashada gudoomiyaha cusub ee barlamaanka KMG Soomaaliya xilkaasi oo ay u tar tamayeen ilaa lix musharax.
Xilka gudoomiyenimo ayaa waxaa u tar tamayay ilaa 6-Xildhibaan oo uu ku jiro Xildhibaan Madoobe Nuunoow Max’ed, Xildhibaan C/casiis Xasan Max’ed, Sheekh Nuur Cali Aadan, Xuseen Cismaan Xuseen, Max’ud Macalin Yaxye iyo Cali Sheekh C/laahi Afgooye, iyadoo doorashadaasi uu wareegii koowaad kusoo baxay Madoobe Nuunoow Max’ed.
Xildhibaan Madoobe Nuunoow Max’ed ayaa waxaa uu helay 130-cod Xildhibaan Sheekh Nuur